Aardoono
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ntay, -natay)Qof in uu aano soo guto meel u aadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aardoono ↴
aardoonasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg