Site icon Qaamuus

ereyga

Aargud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aargud

haarguduud | aarbax | aargudasho | aargudid | aargudis | aargudo | hitee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version