Site icon Qaamuus

ereyga

Aaway

Qaabnaxa: e.we Isrogrogga:

Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.: awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay “xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye, away, awday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aaway

haasaawayn | saawayn | aawaye | away | awday | khilaawayn | mee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version