Aayo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld aayatiin.
Aayo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale. 2. Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo. 3. Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aayo ↴
waabaayo | waabaayoobid | waabaayow | eeddo | raayo | taayo | ufaayow | waayo | waayo | waayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg