Site icon Qaamuus

ereyga

Ab'orijinis

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ab'orijinis

ab'orijinis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version