Site icon Qaamuus

ereyga

Abaahi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isutagga awrka iyo hasha. ld abaahiyid.

Abaahi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Hal kudid (awr).
Gabaahiir*

Macnaha halkan ku qor / Meel cidlo ah oo an wax dad ah joogin 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaahi

abaahin | abaahiqab | abaahis | abaahiyid | abasax | abasaxi | abasaxsan | buudhi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version