Site icon Qaamuus

ereyga

Abbaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaan

abbaanduul | abbaanduule | abbaannimo | abbaansasho | abbaansi | abbaanso | abbaanwarre | ammaanduul | ammaanduule |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version