Site icon Qaamuus

ereyga

Abbaanduule

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaanduule

ammaanduule |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version