Site icon Qaamuus

ereyga

Abbaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.

Abbaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay. Tus. “Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”

Abbaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Si toos ah oo aan leexleexasho lahayn wax u aadid. 2. (f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaar

maala-abbaar | nabas | raadar | waalli | xabbaar | xabbaar | xabbaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version