Site icon Qaamuus

ereyga

Abeer

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. A. ah: qaalin geel ama lo'aad oo waqtiigii ay rimi lahayd gaartay laakiin aan dhowr da'ood dhalin. 2. A. ah: neef dhaddig oo aad u shilis; gool. ld ameer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abeer

ameer | dabeer | dabeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version