Abjad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Heeryo cufan, culus oo ka sameysan cajillo, jawaanno, calallo iwm, oo isku tolan oo awrta rarka culus laga xijiyo; qobtol. ld abjed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abjad ↴
abjed | garaggaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg