Abla'ablayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)Barashada aragtida, jaraynta, iyo xeerarka kala soocidda naflayda kuwii dabar go'ay iyo kuwa hadda jooga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abla'ablayn ↴
abla'ablayn | bayooloji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg