Site icon Qaamuus

ereyga

Ablaawe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

1. Qof aan ciddii uu ka soo farcamay la aqoon. 2. Qof aan meher ku dhalan; wacal; garac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ablaawe

qaablaawe | tacablaawe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version