Site icon Qaamuus

ereyga

Abley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-eeyo, m.dh)

Billaawe weyn oo dhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir. ld amley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abley

saabley | amley | dabley | gabgableyn | gabley | gableyn | gableyshimbir | habhableyn | harwaraableyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version