Aboodi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Nooc haadda ka mid ah oo xagga weynaanta u dhaxeeya gorgorka iyo coomaaddaha, oo habeenkii dhulka u hoyda oo afka luguha iyo baalasha dhinacyadooda guduudan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aboodi ↴
dhagax-aboodi | qal-aboodi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg