Abooto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Hooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo, macooyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abooto ↴
abbaayguddoy | abooto-idabbadis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg