Site icon Qaamuus

ereyga

Abqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-do, m.l)

(baay.) Ka rujinta geedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale. Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray ee loo wareejiyo dhulka”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abqaad

dabqaad | darabqaadasho | darabqaado | habqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version