Site icon Qaamuus

ereyga

Abqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Miro dhuuban, galoolan, dhexda iniino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhu cunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abqo

laabqoyan | laabqoyan | laabqoyanaan | laabqoyanaansho | aqbo | garabqodo | habqoraxeed | qabco | qurac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version