Site icon Qaamuus

ereyga

Abshir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. War wanaagsan oo farxad leh. 2. Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro. Tus. “Abshirta Alle hana waafajiyo”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abshir

falxad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version