Abtiri
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)U a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abtiri ↴
abnaq | abnaq | abtirin | abtiris | abtirsiinyo | hanqabtirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg