Site icon Qaamuus

ereyga

Abtiyow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Soo bixidda gabar qaangaartay naasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaa u soo baxay”.

Abtiyow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-obay, -owday)

Gabar qaangaartay naas ka soo bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abtiyow

abti | abtiyoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version