Abuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.
Abuur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.
Abuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abuur ↴
aadami | ubax | yaabi | baabuur | baabuurraac | eebbe | Rabbi | saaqid birlabdanabeed | taariikh | tadhah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg