Site icon Qaamuus

ereyga

abuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la abuuray noqosho.

abuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la abuuray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuuran

abuurmid [m.f.dh]
eeg abuuran¹.

abuurnaan [m.f.dh]
eeg abuuran². ld abuurnaansho.

aseendo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Beer weyn oo geed mirood ku abuuranyahay; awno.

iniin [m.dh] (-no, m.l)
Mirta ay dhirtu ka abuuranto. ld iniix.

lin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
Beer abuuran haramo ka jarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version