Site icon Qaamuus

ereyga

Abwaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Buug ama buugag taxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami ku uruursanyihiin. 2. Nin curin iyo hal-abuur suugaaneed leh. 3. A. ah: nin garasho aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh. 4. (riw.) Qof riwaayadaha curiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abwaan

abwaanad | abwaannimo | buxuur | qaryaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version