Site icon Qaamuus

ereyga

abwaanad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Haweeney curin iyo hal-abuur suugaaneed leh. 2. A. ah: haweeney garasho, aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abwaanad

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version