Site icon Qaamuus

ereyga

Abyoone

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Urur ka kooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwa taban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha togan ee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagu tirsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyoone

abnaq | alkayn | jajab-caadi | tibix-guud | tiro dhaban | tiro lakab | tiro | tirooyinka lakab la' | tirsiimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version