Site icon Qaamuus

ereyga

adaahi
(m.dh)

Geed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah iyo laamo yaryar oo dhuudhuuban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adaahi

haandhurwaa [m.dh]
1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo quraanyada geeedaha dushooda ka samaysata. dhoondhurwaa, adaahi, haandawaco

cukane [m.l]
Geed yar oo adaahida u eg oo leh buruq dibadyaal ah iyo laamo dhuudhuuban.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version