Adaddaah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld adaddaahid.
Adaddaah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)1. Madaxwareer yar. 2. Jirro muddo lala jiifey si tartiib ah uga bogsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adaddaah ↴
adaddaahid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg