adan
(m.dh)1. Libaaxa tan dheddig; gool. 2. Ugaarta ama dugaagga intooda laayaanka ah. 3. Koox libaaxyo ah.
DHADAN-DHATO*
SOCOD BARAD
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adan ↴
aadane [m.l.ld]
eeg aadami. aadami
raadqaadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax sixran ahaansho.
umaamadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld amaamudan.
unugyo badane [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-nayaal, m.dh)
Noole ka kooban unugyo badan.
xadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax dhibban ahaansho.
yadan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-mo/-nno, m.dh)
Biyo fadhiisin yar oo hoos u dheer, qaranka dushooda ku samaysma.
abadan [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Eray lagu muujiyo diidmo adag. ld abad.
afbadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax afaysan ahaansho (qalab wax lagu gooyo).
allebadane [m.l]
(dii.) Rumeyn, ama caabudid in ka badan hal ilaah; shirki.