Adar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-rro, m.dh) Dheri weyn. 2. Qoolley. 3. Geed ka mid ah dhirta aan qodax lahayn.
wadar*
Wa wax badan
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adar ↴
saabbuuncadar | kaadar | baadari | raadar | saadari | wadar | wadar | wadar | wadar-xigsineed | adaarbiciid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg