Site icon Qaamuus

ereyga

aduu
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi', 'aa 1' iyo 'uu 1'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aduu

baduug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.

baduugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.

baduugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².

baduugid [m.f.dh]
eeg baduug. ld baduugis, baduujin, baduujis, baduuqid, baduuqis.

baduugis [m.dh]
ld baduugid.

baduugmid [m.f.dh]
eeg baduugan¹. ld baduuqmid.

baduugnaan [m.f.dh]
eeg baduugan². ld baduugnaansho, baduuqnaan, baduuqnaansho.

baduugnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baduugnaan.

baduuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baduug.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version