Site icon Qaamuus

ereyga

afarqaadle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

ld afarqaad¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afarqaadle

afarqaadleyn [m.dh]
ld afarqaadid.

facle [m.l]
1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version