Site icon Qaamuus

ereyga

afbar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Ilmo yar sida loo hadlo barid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afbar

afbarad [m.l] (-dyo, m.dh)
Ilmo yar oo ku jira marxaladdii hadal barashada.

afbarasho [m.f.dh]
eeg afbaro.

afbarid [m.f.dh]
eeg afbar.

afbaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Ilmo yar, sida loo hadlo barasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version