Site icon Qaamuus

ereyga

afcaan
(m.l)

(afaf-caan, m.l) (c.af) Luqadda caadiga ah oo looga hadlo ama laga fahmo dhul ballaaran, dadyow kala duwanna ay ku hadli karaan ama fahmi karaan inkasta oo uusan ahayn afka waddaniga ah. Af Inqiriisku waa af-caamka ugu muhiimsan, oo ay ku hadlaan fahmaanna in ka badan dunida nuskeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afcaan

rafcaan [m.l]
Go'aan maxkamadeed oo max-kamad ka sarreysa looga dacwoodo. ld racfaan.

rafcaanle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof rafcaan qaata.

rafcaansane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qofka go'aanku u dhaco ee rafcaanka laga qaato.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version