Site icon Qaamuus

ereyga

afcelis
(m.l)

ld afcelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afcelis

afcelin [m.f.dh]
eeg afceli. ld afcelis.

afceliso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Naag turjubaanad ah. 2. Naag dadka ku afnaqdo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version