afdhaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Is-afgaranwaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afdhaaf ↴
afdhaafid [m.f.dh]
eeg afdhaaf.
dhaafdhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay -ftay)
U dh.: hor iyo gadaal u socosho.
dhaafdhaafi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
1. Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin. 2. Is dh.: wax isku dhafid.
dhaafdhaafid [m.f.dh]
eeg dhaafdhaaf.
dhaafdhaafin [m.f.dh]
eeg dhaafdhaafi.
dhaafdhaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
dhaafdhaafsanaan [m.f.dh]
eeg dhaafdhaafsan. ld dhaafdhaafsanaansho.
dhaafdhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaaf- dhaafsanaan.
is-afdhaaf [m.l]
Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg