Site icon Qaamuus

ereyga

Afdhalow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ld afgorofow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afdhalow

afgorofow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version