Afdhuubyaale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya gafuurkana dhuubaya. ld afdhuubyaalayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afdhuubyaale ↴
afdhuubyaalee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg