Site icon Qaamuus

ereyga

Afduub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xoog iyo khasab cid lagu kaxaysto si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Afsaab. 3. ld afduubid.

Afduub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Xoog ama khasab cid ku kaxaysasho si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Af (dad ama xoolo) wax ugu duubid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afduub

afduuban | afduube | afduubid | afduubnaan | afduubnaansho | argaggixisannimo | booji | xiriirso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version