Afgammuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.
Afgammuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afgammuur ↴
afgammuuran | afgammuuran | afgammuurid | afgammuurmid | afgammuurnaan | afgammuurnaansho | afgammuux | afgammuux |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg