afgammuux
(m.l)ld afgammuurid.
afgammuux
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)ld afgammuur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afgammuux ↴
afgammuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².
afgammuuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, afgamuuran¹, afgamuuxan¹.
afgammuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax af beelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan², afgamuuran², afgamuuxan².
afgammuurid [m.f.dh]
eeg afgammuur². ld afgammuur¹ (2), afgammuux¹, afgammuuxid.
afgammuurmid [m.f.dh]
eeg afgammuuran¹. ld afgammuuxmid, afgamuurmid, afgamuuxmid.
afgammuurnaan [m.f.dh]
eeg afgammuuran². ld afgammuurnaansho, afgammuuxnaan, afgammuuxnaansho.
afgammuuxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay)
ld afgammuuran¹.
afgammuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld afgammuuran².