Site icon Qaamuus

ereyga

Afgembi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab. 2. Hoosmaridda, wax afkooda sare uu hoos maro. 3. ld afgembiyid.

Afgembi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

1. Hab aan sharci ahayn dowlad dhisan ku beddelid. 2. Wax afkooda sare hoos marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afgembi

afgembin | afgembiyid | duji | inqilaab | inqilaab | manjaxaabi | qallib | qalliban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version