afgobaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Hadal macaan oo hufan oo eed ka carar darteeda keliya u dhihid. 2. Si asluub leh arrin uga xogwarramid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afgobaadso ↴
afgobaadsasho [m.f.dh]
eeg afgobaadso. ld afgobaadsad, afgobaadsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg