Site icon Qaamuus

ereyga

afjuxuunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Xag aqooneed, aftahannimo iwm cid dood kaga badin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afjuxuunso

afjuxuunsasho [m.f.dh]
eeg afjuxuunso. ld afjuxuunsad, afjuxuunsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version