Site icon Qaamuus

ereyga

afrog
(m.l)

ld afrogid.

afrog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

1. Weel afkiisa sare hoos marin. 2. Weel waxa ku jira ka wadaddaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afrog

afrogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Weel la afrogay ahaansho.

afrogid [m.f.dh]
eeg afrog². ld afrog¹.

afrognaan [m.f.dh]
eeg afrogan. ld afrognaansho.

afrognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afrognaan.

fanadheer [m.dh]
Koor aan afrog ahayn.

geddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd.

gembi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Wax afrogid. 2. Dagaal ku kicid. ld gambi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version