Site icon Qaamuus

ereyga

aftax
(m.l)

Fasax aan caadi ahayn oo ardayda dugsiga quraanka la siiyo.

aftax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -tixi)

Fasax aan caadi ahayn siin (arday dugsi quraan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aftax

aftixid [m.f.dh]
eeg aftax².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version