Site icon Qaamuus

ereyga

Aftiro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aftiro

aftirasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version