afur
(m.l)ld affurid.
afur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray,-rtay)ld affur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afur ↴
affuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Aan soommanayn. ld afuran, afursan.
affurid [m.f.dh]
eeg affur². ld affur¹ (2), afur¹, afurid.
affurnaan [m.f.dh]
eeg affuran. ld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan.
afuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa,-rnayd)
ld affuran.
afuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof soomanaa afur siin. 2. Qof soon ka jebin. ld afursii.
afurid [m.f.dh]
ld affurid.
afurin [m.f.dh]
eeg afuri. ld afursiin.
afurnaan [m.f.dh]
ld affurnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg