Afuufan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)Wax la afuufay noqosho.
Afuufan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)Wax la afuufay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afuufan ↴
afuufmid | afuufnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg