Site icon Qaamuus

ereyga

Afuug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Caws ka jaridda beer la geed qaaday. ld afuugid.

Afuug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Beer la geed qaaday caws ka jarid. ld afruug².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afuug

afruug | afruug | afruugid | afuugid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version